• Daawo sawiradda:Liverpool Oo Hal Gacan Ku Qabsatay Koobka Premier League Ka Dib Guul Ay U Dhidideen Oo Ay Ka Gaareen Norwich City.

    Liverpool ayaa talaabo weyn u qaaday hanashada horyaalka Premier League ka dib markii ay 3-2 kaga badiyeen Norwich City oo marti loo ahaa, waxaana ay hogaanka horyaalka shan dhibcood kaga hayaan Chelsea iyadoo seddex kulan kaliya ay ka harsan tahay horyaalka. Tababaraha Liverpool ayaa labo bedel ku sameeyay line-upkiisa iyadoo Sturridge uu kulankaan taam u noqon waayay halka Henderson uu […]

    Daawo sawiradda:Liverpool Oo Hal Gacan Ku Qabsatay Koobka Premier League Ka Dib Guul Ay U Dhidideen Oo Ay Ka Gaareen Norwich City.
  • Dhageyso: Rasaas Maanta Laga Maqlay Xabsiga Magaalada Hargaysa ee Maamulka SomaliLanad

    Wararka ka imaanaya magaalada Hargaysa ayaa sheegaya in uu halkaaas uu maanta laga maqlay rasaaas aad u xoogan oo laga maqlay Xabsiga Dhexe ee magaalada Hargaysa Duhurnimadii maanta ayaa waxaa rasaas aad u xoogan laga maqlay xasbiga dhexe ee magaalada Hargaysa halkaas oo ay ku xiran yihiin maxaabis aad u fara badan oo ku kala eedeysan dambiyo kala duban Dhanka […]

    Dhageyso: Rasaas Maanta Laga Maqlay Xabsiga Magaalada Hargaysa ee Maamulka SomaliLanad
  • DAAWO SAWIARA: Madaxweyne Xasan “Dhaqanka fowdada ee 23kii sano na dilay waa uu sii dhammaanayaa.”

    Mogadishu, 20 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Amniga. Shirkan oo ay Dowladdu qabanqaabisay kana soo qeybgaleen aqoonyahanno, khubaro dhanka amniga iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada, ujeedadiisuna tahay in arrimaha amniga la gorfeeyo oo talo ka timid shacabka Soomaaliyeed ay noo horseedo sidii aan u sii xoojin […]

    DAAWO SAWIARA: Madaxweyne Xasan “Dhaqanka fowdada ee 23kii sano na dilay waa uu sii dhammaanayaa.”
  • Daawo Fashil; Jaamkii Ugu Cajaaibka Badnaaa Magaalada

    Waa mid kamid kuwa aduunyada Xiligan ku soo biiray waana waxa loo yaqaano Jaamka ay soomalida ay xiligaan ay aad u xiiseenayaaan Waa gabar aad u da’yar iyo wiil qiyaastii xitaa aad  da’yar waxayna ciyaarayaan ciyaaraha loo yaqaano Jaamka Soomalida ayaa u arakta  arintaaan gaar ahaan kuwa soo korayaa Hormarka aduunyada ay gaartay waxaana lo ciyaaraaa sidaaan # Waxaa loo […]

    Daawo Fashil; Jaamkii Ugu Cajaaibka Badnaaa Magaalada
  • Shirka Goobweyn Ugu Socda Raga Isku Haaya Magaalada Kismaayo

    Warar haatan ka imaanaya Deegaanka Goobweyn ee duleedka magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaa in uu halkaas uu xiligaan uu shir xasaasi ah uu ugu socda ergo kala matalayso raga isku haayo magaalada Kismaayo Raizulwazaaraha soomaliya ayaa Gudi u saaray Arinta ku aadan dhameyn xaalada colaadeed ee u dhaxaysa madaxaweynaha maamulka Jubba Axmed maxmed Islaam Axmed (Madoowe) iyo hogaamiyaha wali […]

    Shirka Goobweyn Ugu Socda Raga Isku Haaya Magaalada Kismaayo
  • DAAWO VIDEO:Farsamooyin lagu soo jiito Garoob caruur leh oo aad jeclaatay..!

    In aad shukaansato gabar aan guur soo marin iyo garoob lasoo furay waa laba arimood oo aad u kala duwan, una baahan in la kala barto si loo helo mid kastaba sida loo wajaho. Hadaba hadii aad tahay nin ku howlan amaba jecel barashada haweeney guur soo martay (garoob) waxaa kula gudboon in aad ahmiyad gaar ah siisid arimahan hoos […]

    DAAWO VIDEO:Farsamooyin lagu soo jiito Garoob caruur leh oo aad jeclaatay..!
  • Gudoomiyaha Balcad Oo La Magacaaway Maanta Muxuu Ka Yiri Midkii Hore Ee Xaadoole

    Munaasabad si heer sare loo agaasimay ayaa waxa ay maanta ay ka dhacaday Dagmada Balac ee Gobolka Shabelaha Dhexe halkaas oo maalmihii dambe ay ka dhaceyn dagaal xoogaan Munaasabada ayaa waxaaa lagu soo dhawenaayay Gudoomiyaha maamulka  Dagmada Balac madaama xilkii laga qaaday maxamed Xaadoole Amaaanka ayaa aad loo adkeeyay madaama ay aad loogu baqaaayay in ay dagaal ay soo qaadaaan […]

    Gudoomiyaha Balcad Oo La Magacaaway Maanta Muxuu Ka Yiri Midkii Hore Ee Xaadoole
  • Dhageyso: Wariyaal Lagu Xiray Magaalada Laascaanood Ee Maamulka SomaliLand

    Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee Maamulka SomaliLand ayaa Tilmaamaya in maanta lagu xirxiray halkaas wariyaal ka Howlgalo deegaankaas Newsmaanta.com Xafiiskiisa Magaalada Laascaaanod wara soo gaaray ayaa sheegay in maanta halkaas lagu xirxiray wariyaaal madax banaaan oo ka howlgalo deegaanada maamulka Somaliland Wariyaasha la xirxiray ayaa waxaa Kamid ah Cabdiqani Goox oo ka tirsan telefishinka Somsat iyo wariyaal kale oo […]

    Dhageyso: Wariyaal Lagu Xiray Magaalada Laascaanood Ee Maamulka SomaliLand
  • Faafaahin: Qasaaro Laga Soo Sheegayo Wazaarada Gaashaandhiga Soomaliya

    Faafaahin ayaa ka soo baxayso weerar xalay lagu qaaday xarunta Wazaarada Gaashaandhiga ay halkaas ay ku sugun yihiin ciidamo ka tirsan kuwa Burundi ee ka tirsan ciidamo ka tirsan kuwa Amison Waxaa xalay laga maqlay agagaaraha Wazaaraada gashaandhiga weeraro iyo qaraxyo lala eeganaayay ciidamo ka tirsan kuwa Burundi walowa ay ciidamada ay ridayeen qeebaha kala duban ee rasaasta la is […]

    Faafaahin: Qasaaro Laga Soo Sheegayo Wazaarada Gaashaandhiga Soomaliya
  • Faafaahin Ka Soo Baxaysa Qarax Lala Eegtay Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Dowlada Soomaliya

    Kadib markii galinkii dambe qarax lala eegtay ciidamado ka tirsan katirsan ciidanka dowladda Federaalka  ayaa haatan waxaa soo baxaaa qasaaro ka dhashay qaraxaas’ Ugu yaraaan inta la xaqiijiyay labo ka tirsan ciidamada dowlada soomaliya ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen qarxaaas kuwa kalana ay ku dhaawacmeen waa sida ay goobjooge inuu xaqiijiyay Qarxaaan ayaa ka dhacay Koontaroolka Bood-boodka ee […]

    Faafaahin Ka Soo Baxaysa Qarax Lala Eegtay Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Dowlada Soomaliya
 

Wararka Maanta »

Gudoomiye Xaadoole Oo Ka Hadlay Arimaha Ku Aadan Dagmada Balcad

Gudoomiye Xaadoole Oo Ka Hadlay Arimaha Ku Aadan Dagmada Balcad

April 20, 2014 at 10:57 am

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Kadib markii maalintii shalay aheyd ay dagaalo qaraar aya ka dhaceen dagmada Balcad ayaa waxaa maanta arintaas...

English News »

Somali President: “The culture of lawlessness that has plagued Somalia for the last 23 years is coming to an end.”

Somali President: “The culture of lawlessness that has plagued Somalia for the last 23 years is coming to an end.”

April 20, 2014 at 3:35 pm

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Mogadishu, 20 April 2014 – H.E. Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Republic of Somalia today...

Gobolada »

Dhageyso: Rasaas Maanta Laga Maqlay Xabsiga Magaalada Hargaysa ee Maamulka SomaliLanad

Dhageyso: Rasaas Maanta Laga Maqlay Xabsiga Magaalada Hargaysa ee Maamulka SomaliLanad

April 20, 2014 at 1:53 pm

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Wararka ka imaanaya magaalada Hargaysa ayaa sheegaya in uu halkaaas uu maanta laga maqlay rasaaas aad u xoogan...

Ciyaaraha »

Daawo sawiradda:Liverpool Oo Hal Gacan Ku Qabsatay Koobka Premier League Ka Dib Guul Ay U Dhidideen Oo Ay Ka Gaareen Norwich City.

Daawo sawiradda:Liverpool Oo Hal Gacan Ku Qabsatay Koobka Premier League Ka Dib Guul Ay U Dhidideen Oo Ay Ka Gaareen Norwich City.

April 20, 2014 at 2:09 pm

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Liverpool ayaa talaabo weyn u qaaday hanashada horyaalka Premier League ka dib markii ay 3-2 kaga badiyeen Norwich...

Faalooyinka »

Wariye Kolombo oo soo bandhigay qormada “Calankeygoow Ciil kama koroow Goormaad i Ciil tireysaa”

Wariye Kolombo oo soo bandhigay qormada “Calankeygoow Ciil kama koroow Goormaad i Ciil tireysaa”

April 11, 2014 at 3:11 pm

(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Saaxibayaal Kelmadahan waxey ka mid ahaayeen Halheys uu aad ugu cel celin jirey isagoo Indhahiisa ay Ilmo ka socoto...

shared on wplocker.com