DAAWO VIDEO: Abwaan SANGUB oo Mudo Kadib Soo Saaray Film “Umad Wada Siyasi Ah

Waxaa Film loogu magac daray umada wadasiyaasiya Sidee Loo Dhaqaayaa, alafay abwaan Sangub. Abwaanka ayaa Film ka matalay Xalada Dalka Somalia. Muuqaalkaan Ayaa wuxuu Kusoo Beegamayaa iyadoo Ay Dalka Soomaaliya ka Jirto Xaalad Adag oo la Xidhiidha, Muran iyo Qofkasta oo Dhankiisa Siyaada kala Socda. Abwaan Sangub Ayaa Kamid Ahaa Kuwa looga Jecel Yahay Hal Abuurkooda, Wuxuuna Haatan Soo Saaray Filmkaan Xiisaha Badan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Inta Mar ee la Aqrisatay : 491

Comments

comments

Fikirkaaga ka dhiibo

Nagala Soo Xiriir: Newsmaanta@gamail.com

Leave a Comment

shared on wplocker.com